Waxaa maalmahan si isdabajoog ah uga dhacayay magaalada gaarisa ee gobolka waqooyi bari kenya dilal iyo xasuuq dhankastaba ah waxaa ugu gambeysay maanta oo lagubay qeybo kamid ah goobihii ganacsiga ee magaalada gaarisa kadib markii ladilay askar katirsan dowlada oo aan lagaraneyn cida geysatay dilkaas. Hadaba waxaa caado noqotay in la waxyeello loo geysto shacabka soomaaliyeed ee kudhaqan magaalada gaaris markey dhacaan falal amaan darro ah oo aan cidina sheeganin.
Ilaahey shacabka soomaaliyeed ha ugargaaro
ReplyDeleteWaan kaxumahay
ReplyDelete