6 November 2012

MUHIIMADA SALAADU LEEDAHAY

1- Qofkii salada subax ay katagto wajigiisa nuur mayeesho. 2- Qofkii
salaada duhur ay katagto irsaaqadiisa mabarakowdo. 3- Qofkii salaada casar
ay katagto jismigiisa awood mayeesho. 4- Qofkii ay katagto salaada makhrib
caruurtiisa mabrakowdo. 5- Qofkii ay katagto salaada cishahana caafimaadkiisa
taam manoqdo...> waa fariin ku socoto qof kasta oo muslim ah walaalayal ku dadaala salaadda insha allah.

1 comment: