Dhalinyaro Reer gaalkacyo ah ayaa gacanta ku dhigay nin u dhashay
wadanka koonfur afrika
dhalinyaradan ayaa ayagoo ka careysan dilalkii foosha xumaa ee
kadhacayay maalmahan dalka koonfur afrika ey sixun u jirdileen sida
kamuuqata ninkan kuna hanjabeen iney nolosha ku gubi doonaan eyna
tusaale u noqon doonto kuwa ugaarsada soomaalida ree koonfur afrika.
hadaba waxaa is weydiin mudan maadaama jawaabtii ugu horreysay ey
tahay dhacdadan malagayaabaa iney ku badbaado soomaalida ku dhaqan
koonfur afrika ee maalin kasta sida arxan darrada ah loogu dilo
wadanka koonfur afrika? By weyrah.
Saan saan kugud ayaa kadhacday
ReplyDeleteNinkaan waxaa dhibka ukeeney kuwa arxan laawayaasha ah eey magaca wadaagaan
ReplyDelete