10 October 2012
Jaamacad laga furay degaanka dhadhaab
Markii ugu horeysay ayaa magaalada dhadhaab laga furay jaamacad taasoo lagu dhiganayo lacag la'aan. Gudoomiye kuxigeenka baarlamaanka kenya ahna Xildhibaanka laga soo doorto deegaanka lagdheera Mudane Faarax Macalin Dawaaraa ayaa xariga kajaray furitaankii jaamacada asagoo halkaas kasheegay inay ka faa'iideystaan dhalinyaradii jaamacadaha udoonan jiray gudaha kenya. Waxaa kaloo fursad weyn ey u tahay qaxootiga ku jira xeryaha dhadhaab oo ey ku adkeyd iney helaan fursad ey ku raadsadaan jaamacad sharciga socdaalka awgiis. By weyrah.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
This comment has been removed by the author.
ReplyDelete